War Saxaafadeed Xasaasi ah oo goordhaw kasoo baxay Maamulka Jubbaland (Akhriso)

War Saxaafadeed goordhaw kasoo baxay Madaxtooyada maamulka Jubbaland ayaa looga hadlay go’aanadii dhawaan kasoo baxay golaha Wasiirada Soomaaliya iyo amarkii lagu soo rogay diyaaradaha taga iyo kuwa ka baxaya magaalada Kismaayo. Maamulka Jubbaland War saxaafadeedka goordhaw kasoo baxay ayaa lagu sheegay in aysan saameyn ku yeelan doonin go’aanada kasoo baxay Dowlada federaalka Soomaaliya ee dhanka … Continue reading War Saxaafadeed Xasaasi ah oo goordhaw kasoo baxay Maamulka Jubbaland (Akhriso)